Quantcast
Channel: Salaamanews » Maqaallo
Browsing latest articles
Browse All 10 View Live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kenya oo ka gaabinaysa hirgalinta habaynta booliiska

(Salaamanews)-Ku dhowaad saddex sano kadib markii Kenya ay bilowday in ay hirgaliso dib u habaynta bilayska, ayuu dalku wali gaarin in uu u dhaqaaqo in ciidamada uu ka dhex saaro musuqmaasuqa, eex...

View Article



Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaqaalaha Jabuuti oo codsanaya urur shaqaale oo midaysan

(Salaamanews)-Shaqaalaha Jabuuti ayaa ka codsanaya labada urur shaqaale ee waddanka ugu wayn in khilaafka u dhexeeya ay dhinac iska dhigaan oo ay u midoobaan sidii xuquuqdooda meelaha ay ka shaqeeyaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya oo isku diyaarinaysa in ay la wareegto maamulka hawadeeda

(Salaamanews)-Markii xukuumadda federaalka Soomaaliya ay ku dhawaaqday Isniintii in ay isku diyaarinayso in ay la wareegto maamulka hawadeeda dhammaadka sanadkan, ayaa waxaa si weyn loogu ammanay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiisad isa soo taraysa xilli ay laba hogaamiye sheeganayaan madaxwaynanimada...

(Salaamanews)-Hogaamiyaha malleeyshiyada Raas Kambooni Sheekh Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa lagu dhawaaqay in uu yahay maxadwaynahamaamul-gobaleedka Jubbaland ee lagu dhawaaqay Arbacadii (15-kii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababaha ka danbeeya weerarada galbeedka Kenya oo aan wali caddayn

(Salaamanews)-Saraakiil booliiska ee galbeedka Kenya ayaa qabqabtay su’aalana waydiiyay in ka badan 300 oo qof iyada oo qayb ka ah dadaalka lagu rabo in lagu ogaado sababta ka danbaysa qalalaasaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sharci-dajiyayaal Kenya oo halis ugu jira in ay xilka loogala noqdo dalbkooda...

(Salaamanews)-Labo iyo labaatan urur oo ah kuwa bulshada rayidka Kenya ayaa bilaabay diyaarnita bayaan ay ku codsanayaan in xilka looga qaado toddobo xildhibaan oo isku dayay in ay jabiyaan qorshihii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Edward Hoseah: Musuq-maasuqa waan ka tirtiri karnaa Tansaaniya

(Salaamanews)-Edward Hoseah, oo ah madaxa ugu sarreeya ee ladagaallanka musuq-maasuqa ee qeybaha kala duwan ee xukuumadda, ayaa sheegay in dalka uu ka takhalusi karo saameeynta baahsan ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Gobolka Mandheera oo codsaday kulan lagu xaliyo shaqaaqooyinka...

(Salaamanews)-Iyada oo shaqaaqooyin aad u xun ay bilawdeen ayaa madax ka socota Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya ay ku ballansanaayeen in ay Talaadada (Maajo 21-deeda) yimaadaan Gobolka Mandheera si ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safaricom oo raadinaysa fikrado wax ku ool ah oo la xidhiidha barnaamijyada...

(Salaamanews)-Shirkadda ugu weyn isgaadhsiinta Kenya ayaa maal-galinaysa tartan kale oo hadafkiisu yahay ka faa’idaysiga hal-abuurka tiknoolajiyadeed ee dhallinyarada iyo waliba in gacan laga siiyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumadda Soomaaliya oo bilawday qaadista isbaarooyinka sharci darada ah ee...

(Salaamanews)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa todobaadkii hore billowday olole saddex waji leh oo lagu qaadayo jid gooyooyinka sharci darada ah ee ay maleeshiyaad dhigteen waddooyinka Muqdisho ku xira...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 10 View Live